Munaasabad lagu weyneynayo Aas-aaska Ciidamada Booliska oo lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa loogu dabaal degayay 74-aad guuradii kasoo wareegatay xiligii la aas-aasay ciidanka ...
Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa loogu dabaal degayay 74-aad guuradii kasoo wareegatay xiligii la aas-aasay ciidanka ...
Madashan aqoon isweydaarsiga ku saabsaneyn dhibaatooyinka ay la kulmaan gabdhaha Saxafiyiinta iyo Xuquuqda Aas-saasiga ee Sufuxiyiinta, waxaa soo qaban qaabiyey ...
Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ tahay naxariista guud ee gaal iyo ...
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah ...
Wafdi ka socda Dowladda Turkiga ayaa gaaray Magaalada Cadaado ee Xauunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug Gobolada dhexe waxaana ...
Munaasabadda laguu sagootinayay koxda Kubabab Cagta ee Jubbaland waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare,Mudane Xasan Cali Kahyre Ra’iiisul Wasaaraha ...
Maamulka Galmudug ayaa Dhisme ku bilaabay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimada rasmiga ah ee Maamulka Galmudug. ...
Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho