Safiirka Soomaaliya ee Masar oo booqday dhaawacyada qaraxii Soobe “SAWIRRO”
Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys oo ay wehlinayaan ku-xigeenkiisa Ilyaas Sheekh Cumar iyo Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka mid ah ...
Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys oo ay wehlinayaan ku-xigeenkiisa Ilyaas Sheekh Cumar iyo Senator Ilyaas Cali Xasan oo ka mid ah ...
Wararka ka imaanaya degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in duqeyn lagu bartilmaamedsaday Saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ay ku ...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda, halkaasi oo ay ...
Deeqdaan lacagta ah oo gaareysa seddex kun oo lacagta dollarka Mareykanka ah, ayaa waxaa iskasoo aruuriyay Ganacsato Soomaaliyeed oo kunool ...
Xubno ka socday Guddiga doorashooyinka Puntiland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa heshiis is afgarad iyo wada ...
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo qaban qaabiyay, hir-geliyeyna Shirweynaha Qaran ee Xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, kana dhacay Hotel Jazeera magaalada ...
Shirka 37aad ee Midowga Idaacadaha dowladaha Carabta ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay magaalada Tunis ee caasimadda Dalka Tunisia, kaasi ...
Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya waxaa maanta shir guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim ...
Waxaa goordhow magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka deg dega ah oo ay isugu yimaadeen dalalka Islaamka kaasi ...
Hay’adda lacagta ee IMF ayaaa soo dhaweysay dadaalka dowladda Federaalka Soomaaliya ee wax looga qabanaayo siyaasad ahaan iyo isbadal ahaan ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho