Kulan lagu Sagootinaayo Gudoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyey oo lagu sagootinayey sii hayaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho. ...
Kulan si weyn loosoo qaban qaabiyey oo lagu sagootinayey sii hayaha Gudoomiyaha Gobolka banaadir ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho. ...
Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in ...
Munaasabad lagu qabtay Xabsiga dhexe ee Xamar ayuu maanta xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Somaaliyeed S/Gaaz Xuseen ...
Taliyihii Hore ee Hay'adda NISA Jeneraal Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa Beeniyay warqad been abuur ah oo la soo dhigay baraha ...
Muqdisho, 09 April 2017 – HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaqadii ka ...
Agaasimaha Cusbitaalka guud ee degmada Xudur ee gobolka Bakool Cabdixakiin Macallin Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ...
wefdi ay hoggaaminayso Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed oo ay kamid yihiin wafdi ka socday Dowladda Qatar ...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda maraykanka ay waddo qorshe dalkeeda ay uga ...
Roobabkan ayaa shalay ilaa xalay ka da’ay deegaanka gongo oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe kaas oo saameeyay qoysaska dantayar ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho