Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay munaasabad ay ku qalinjebinayeen arday dhameysatay heerka 1-aad ee waxbarashada Jaamacadda
Munaasabadaan oo ay ku qalin jabinayeen in kabadan 500 oo arday oo dhameysatay waxbarashada kuliyadaha kala duwan ee jaamacadda Somali ...