Safiiradda dalalka afrika ee wadanka Pakistaan ayaa u hambalyey Madaxweyne Farmaajo.
Safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistaan ayaa kulan casho ah u sameeysay Safiirada dalalka Afrika u fadhiya wadankaasi Pakistaan , ...
Safiiradda Soomaaliya u fadhisa dalka Pakistaan ayaa kulan casho ah u sameeysay Safiirada dalalka Afrika u fadhiya wadankaasi Pakistaan , ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalaya Munaasabad lagu xusayo 47-sano guurada ka soo wareegatay ...
Hal Askari ayaa ku dhintay Afar kalana way ku dhaawacmeen Qarax ciidammo ka tirsan Jubbaland lagula eegtay Galbeedka magaalada Kismaayo. ...
qunsiyada Soomaalida dalka yamen ayey u suura gashay in ay fududeeyaan in qaxooti badan oo Soomaaliya ay dalkooda dib ugu ...
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Cali C/llahi Cosoble oo gaaray magaalada Jowhar ayaa warbixin kooban siiyey qaar ka mid ah shacabka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa booqdey dhaawacyada ku waxyeelloobay qarixii maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey ee degmada Wadajir, ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Louisville gobolka Kentucky ee Dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay Taageerada ay u hayaan dowlada ...
Agaasimaha hey'adda socdaalka iyo Jinsiyadaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalda Garowe, halkaasoo si diirran ...
qaraxaan oo loo adeegsaday gaari Nuuciisu ahaa Hariyeer ayaa ku qarxay suuq ku yaalla xaafadda kaawo Godey ee degmada wada ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho