Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay asagoo kasoo qeybgalay shirkii Midowga Afrika iyo Midowga Yurub.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ...