Guddomiyaha golaha shacabka oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka midowga Yurub ee Soomaaliya
Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari, Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay safiirka ...