Wasiir ka tirsan xukumadda Kenya oo Maanta Muqdisho lagu soo dhaweeyay+ Sawirro
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarda iyo Isboortiga Soomaaliya, Khadija Maxamed Diriye, ayaa Muqdisho kusoo dhaweysay Maanta, Wasiir ku xigeenka Wasaaraddda Isboortiga hidaha ...