WHO oo sheegtay in Xanuunka Ebola mar kale laga helay Dalka Congo
Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay'adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon ...
Madaxa xaaladaha degdega ah ee Hay'adda caafimmaadka adduunka ee WHO Peter Salama ayaa sheegay in caqabada ugu weyn ay noqon ...
Harare, Zimbabwe Saddex qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo ka dhacay caasimadda Zimbabwe ee Harare, sidaasi waxaa yiri Raadiyaha dawlada Zimbaabwe ZBC. ...
Muqdisho, Ogosto 1, 2018-- Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo ka qeyb galay munaasabad ...
Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa ku guulaystay inuu dibuheshiin dhex dhigo beelahii ku dagaalamay deegaanno hoosyimada Degamadaasi. ...
Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaare ku xiggeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta ka ambabaxay magaaladda Muqdisho, ...
Barnaamijka Wadajir oo diirada saara xasilinta dalka si bulshada loo gaarsiiyo maamulka ayaa todobaadkan waxaa uu ka hadlayaa howlaha ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay Arday ka ...
Gudoomiyaha maxkamadda sare ee dalka mudane Baashi Yuusuf Axmed iyo danjiraha Dowlada talyaaniga ufadhiya Soomaaliya Mr Carlo Campanile ayaa ka ...
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Jubbalandd ayaa sii kordhiayay howlgalada lagu beegsanayo saldhigyada maleeshiyaadka Alshabaab ay ku leeyihiin gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariic dhawaan laga hir gelin doono degaannada Hirshabeelle ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho