Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport
Xirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka ...
Xirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka ...
Wasaaradda Waxbaradda, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaa ay sheegtay in dib loogu dhigay Ardayda Imtixaanka Shahaariga ee Dugsiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre, oo ka warbixiyay safarkii Brussels iyo natiiijooyinkii kasoo baxay kulamadii uu ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta kormeer ku sameeyey qaar kamid ah ...
Guddiga Joogtada ee Golaha Aqalka sare oo maanta kullan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay kaga hadleen arrimo dhowr ah ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo ay wehliyaan Guddoomiye kuxigeenka labaad ee golaha shacabka ...
Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Madaxa Talaalka ee Degmada Xududr Cismaan Cali Ciise ayuu kaga hadlay Arrimo badan kuwaas oo ...
Wasiir ku-xugeenka Gaashaandhigga Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sareeya Gaas Cabdiweli Jaamac Warsame (GOROD) ayaa ...
Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle, Sheekh Cusmaan Barre Maxamed, ayaa ka mahad celiyay doorka ay Dowladda federaalka Soomaaliya ka geysatay fatahaadda uu ...
Ra”iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho