Wafdi ka socda Hay’adaha u xil saran dib-u-eegista Dastuurka oo gaaray magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo “SAWIRRO”
Labo wafdi oo ka socday Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ...