Maamulka Gobolka Banaadir oo abaalmarin u ballan qaaday Degmadii ku guuleysata soo celinta bilicda Caasimadda +Sawirro
Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada Xamarweyne iyo qeybaha Bulshada ayaa si wada jir ah u billaabay olole nadaafadeed oo qeyb ka ah ...