AKHRISO: Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo soo saartay amarro ku saabsan Maraakiibta istimaala Calanka Soomaaliya
Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay wareegto lagu baabi’nayo dhammaan Shahaadooyinkii diiwaan gelinta Maraakiibta Ganacsiga ...