Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo maanta daah furtay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka Galmudug
Wasaaradda Caafimaadka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay shirka isku xirka mashaariicda Caafimaadka deegaanada Galmudug, ...