Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Qaahira ” SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar ...











