Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida oo Seddex Sargaal u magacaabay Kiiska Ikraan Tahliil.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo ...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar ...
Ciidamada ilaalada xeebaha ee Turkiga ayaa badbaadiyay 388 magangalyo doon ah intii u dhaxeysay 17-kii ilaa iyo 22-kii bishan July,muhaajiriintan ...
Labada Kuuriya oo ku heshiiyay inay soo celiyaan xiriirkii ka dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi ayaa ku dhawaaqday subaxnimadii hore ee saakay ...
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland xalay Casho Sharaf ugu sameeyay iyo Wafdi ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Ahmed Mohamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada ee heer ...
Horumarrada laga sameeyay howlaha doorashooyinka ee uu hormuudka ka yahay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. May 27 2021: Waxaa la ...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur ...
Hay'adda Socdaalka Adduunka ayaa sheegtay maanta oo isniin ah in 57 oo muhaajiriin ah ay ku dhinteen xeebaha dalka Liibiya ...
Taliyaha ciidanka booliska deegaanka Ceeldheere oo hoos taga magaalada Dhuusamareeb Gaashanle Cumar Cabdi Shire ayaa ka warbixiyey ammaanka deegaankaas ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho