Muslimiinta dunida oo maanta u dabbaaldegay munaasabadda Ciidul Adxa
Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada ...
Muslimiinta adduunka oo dhan ayaa manta u dareeray gudashada ciidul Adxaa oo ah munaasabadda ciidda labaad ee ku weyn bulshada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa munaasabadda ciidul adxaa awgeed hambalyo u diray dhammaan Ummadda Muslimiinta ah, ...
The United Nations family in Somalia wishes all Somalis “Eid Mubarak.” “Warm Eid al-Adha greetings from the United Nations family ...
War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka ree Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadd Ciidul Adxa oo beri ku ...
Guddomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa guud ahaan Ummdda Muslimiinta, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta ...
Qiimaha lakala siisto Xoolaha nool ayaa sare ukacay magaalada Cadaado xili biri dunida Islaamka loogu dabaal dagayo ciidul Adxa. Labo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho