Madaxweynaha Galmudug oo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Ugaas Axmed Taakow
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowladda iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dowladda iyo ka shacbiga Galmudug wuxuu dhambaal ...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khaliif Cabdi Cumar, Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi, ku-xigeenka Qaramada ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay dar-dargalinta iyo tayeynta ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Cabdinaasir Mukhtar Ibrahin ayaa maanta Kormeer ku tagay xarumo dhawr ah sida Keydka dhexe ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay xildhibaannada kasoo jeeda gobollada woqooyi, isagoo ...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar kamid ah waddooyinka Caasimadda ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta gaaray degmada Ceel Barde ...
Guddigii ka koobnaa Wasiiradda arrimaha gudaha ee uu Ra'isul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, u xilsaaray dib u heshiisiinta Gobolka Gedo ...
Magaalada Garoowe waxaa maanta kusoo xirmay shir looga hadlayay tayeynta iyo daadejinta adeegga Waxbrashada Soomaaliya, si gooni ah shirku wuxuu ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarigga ka jaray Kawaanka Ansalooti ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho