Qaramada Midoobay: “22,000 oo Yamaniyiin ah ayaa ku barakacay dagaaladii Ma’rib”
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stephane Dujarric, ayaa ku dhawaaqay in kabadan kala bar dadka Yaman ay wajahayaan cuno ...
Afhayeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Stephane Dujarric, ayaa ku dhawaaqay in kabadan kala bar dadka Yaman ay wajahayaan cuno ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda iyo dhiiggooda u huray Xorriyadda Gobollada ...
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Wafdiga ...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Anthony Blinken, ayaa ku hanjabay inuu dalkiisa ka bixi doono wadahadallada Niyukleerka ee ka socda Vienna. ...
26-ka Juun waa maalin taariikh wayn ku leh Ummada Soomaaliyeed, islamarkaana ku daabacan qalbiga shacabka, kuna abuurtay dareen hiloow farxadeed ...
Derek Chauvin oo ka tirsanaa Booliska Mareykanka ayaa lagu xukumay 22 sannadood iyo Lix bilood oo xabsi ah, kadib markii ...
Madaxda Qaranka ayaa xaruunta Madaxtooyadda dalka uga qayb galay munaasabadda xuska sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay maalintii ugu horeysay ...
Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo ka duulaya weyneynta xuska 26ka June ayaa labo saacadood oo dheeri ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasibadda 26-ka June oo caawa si ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho