Madaxweynaha DGKGS oo kulan la qaatay hay”addaha kala duwan ee garsoorka Koonfur Galbeed.
Baydhabo 02/may 2021-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala ...











