Wasiirka Cadaaladda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Dalka Masar.
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka caalamiga Qaahira ...
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa garoonka caalamiga Qaahira ...
Dowladda Soomaaliya ayaa Gelinkii dambe ee maanta Guddoontay Shixnad Daawada Talaalka Covid-19 oo ka timid Dowladda Shiinaha. Munaasabadda wareejinta daawad ...
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug ahna ku simaha madaxweynaha Mudane Cali Daahir Ciid ayaa hadal kooban ka jeediyey Kulan looga hadlayey sida ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowlad Goboleedka Puntland. ...
Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanah ee Galmudug ayaa isugu jiray wadatashi ku saabsan ka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Ciidamada AMISOM, Janaraal ...
Two new ablution facilities comprising of eight flush toilets have been handed over by the African Union Mission in Somalia ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha cusub ee ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho