Guddoomiyaha Gobalka oo tacsiyeeyay Qaraxii caawa ka dhacay Dagmada Shangaani
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii caawa ka dhacay ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay Qaraxii caawa ka dhacay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa cambaareeyay falkii argagixisanimo ee caawa fiidkii uu dhagarqabe ka tirsan ...
Qof Nafti halige ah ayaa isku qarxiyay goob maqaaxi ah oo ay ku shaahiyaynayeen dad rayid ah, halkaasi oo ay ...
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa gaartay kama danbeysta tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu ...
Seddex horjooge iyo in ka badan 116 dhagar qabe oo ka tirsan argagixisada Al-shabaab ayaa lagu dilay degmadda Awdheegle ee ...
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Aadan Cabdinaasir Macallin ayaa kulan la qaatay guddiga ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Abuukar Cismaan Dubbe ayaa shaaca ka qaaday in uu ...
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi oo Goordhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay dagaalkii saaka ka ...
Wasiirka wasaaradda maaliyadda ahna guddoomiyaha guddiga dibu-habaynta Ciidamada Puntland Xasan Shire Cabdi(Abgaal) iyo wafti uu hogaaminayo ayaa xerada Abqaale ee ...
The terrorist group of Al-Shabaab attacked on Somali National Army bases in Barire and Awdhigle of Lower Shabelle region on ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho