Guddomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan laqaatay Degmooyinka shangaani iyo Cabdacasiis”SAWIRRO”
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay ...
Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) kulan la tashi ah galabta la qaatay ...
Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka ...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska ...
Dowladda Liibiya ayaa sheegtay in lasoo badbaadiyay 163 tahriibe kuwaas oo kusii jeeday qaaradda Yurub. Taliyaha ilaalada xeeabaha Liibiya ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Caafinaadka Galmdug Dr Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq maanta ka daahfuray Tababar la xariira qaabka bixinta tallaalka COVID-19 ...
Qiyaastii 1,200 oo Hoteel oo ku yaalla magaalada Makka ayaa isu diyaarinaya soo dhaweeynta martida dooneysa in maalmo ka mid ...
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay, Axmed Zeylici Muuse iyo Maxamed Cusmaan Cabdulaahi Xamza oo ka mid noqonaya xubnaha guddiga ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Madax ka ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa waxaa uu kulankodii uga furmay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo ka kadoodaya qodoba ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho