Yurub oo baaritaan ku sameynaysa talaalka AstraZenica, xili dalal hor leh ay hakiyeen qaadashadiisa
Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta ...
Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta ...
Qeybaha ka la duwan ee bulshada ku dhaqan degmada Balcad ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa rajo wanaagsan kamuujiyay qaadista dacwadda ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo ...
Munaasabadda lagu daah-furayay talaalka COVID19 ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Caafimaadka XFS Fowsiyada Abiikar, Mas’uuliyiin kala duwan oo ka ...
Wasiirka Caafimaadka Falastiin Dr. Mai Al-Kaila oo warbaahinta caalamka la hadashay ayaa sheegtay in xaaladda cudurka COVID19 ee Phalastin xiligan ay tahay ...
Suudaan waxay ka digtay abaabulka hal dhinac ah ee Itoobiya wado kaasi oo ay ku samaysanayso biyo xireenka Renaissance Dam ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha wadooyin muhiim u ah Dalka. Heshiiskan ayaa ...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo maalmihii lasoo dhaafay safar shaqo ku joogay wadanka Turkiga ayaa goordhaw soo ...
Guddiga Gurmadka abaaraha ee ay magacaawday Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay Gobolka Gado si ay qiimeyn ugu ...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta (XFS) Mudane Cumar Cali Rooble oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cumar ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho