Taliska ciidanka xoogga dalka oo digniin adag u diray Askarta waxyelleeyso Shacabka
Taliyaha Ciidamada Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa ciidamada uga digay in ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah, wuxuuna ...
Taliyaha Ciidamada Dhulka Generaal Maxamed Tahliil Biixi, ayaa ciidamada uga digay in ay dhibaato u geystaan dadka shacabka ah, wuxuuna ...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan bini’aadantinimada ayaa codsatay dhaqaale dheeri ah oo lagu caawinayo dadka Soomaaliyeed ee ay Abaaraha sameyeen. ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa sheegay in Cadaaladda la horgeyn doono Eedeysanaasha loo heysto ...
Taliyaha Ciidanka Booliska General Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in Ciidanka ay gacanta ku hayaan Askartii ...
Wasiirada Cadaaladda iyo Amniga Gudaha ayaa shaaciyay in gacanta lagu soo dhigay askartii ka dambeysay falal dil ah oo ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayay ayaa caawa soo gaaray magaalada Muqdisho ee ...
Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka iyo Deegaanada G. Banaadir 2021 ayaa si habsami leh uga socda garoomada kubbadda Cagta ee Injineer ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta saxiixay miisaaniyadda Dowladda Galmudug ee 2022. Miisaaniyadda Galmudug ee ...
The World Health Organization (WHO) urged countries to boost healthcare capacity and vaccinate their people to fight a surge in ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho