Shirka Wada-tashiga Qorshe howleedka 2021-2022 oo ka furmay Baydhabo “SAWIRRO”
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maantay ka daah-furtay Magaalada Baydhabo Shirka wada-tashiga qorshe howleedka 2021-2022 ...