Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

33 maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay nawaaxiga Xarardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Horjooge ka tirsanaa Shabaab oo isku soo dhiibay dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dagaalo shalay ka dhacay deegaanno hoostaga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaasi oo u dhexeeyay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab iyo dadka deegaanka.

Wararka ka imaanaya tuulada Ari-cadde ayaa sheegaya in 25 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu dilay deegaankaas, kaasi oo ka dambeeyay markii ay isku dayeen inay dadka ka qaadaan lacago baad ah oo ay ku sheegeen mid sako ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Warka ayaa intaa ku daraya in dadka deegaanka uu weerarkasi uga dhaawacmay hal qof, waxaana ay ku guuleysteen inay kala eryaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee duulaanka soo qaaday.

Sidoo kale deegaanka Ceel-huur ee hoostaga degmada Xarardheere, oo isna dagaal kan la mid ah ka dhacay oo u dhexeeyay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa lagu dilay 8 ka tirsan Al-Shabaab, taasi oo wadarta guud ee Shabaabka la dilay ay noqoneyso 33 Al-Shabaab.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee gobolka Galgaduud Maxamuud Cabdi Diirshe ayaa ku soo waramaya in dowlad goboleedka Galmudug ay iminka diyaarineyso ciidamo gurmad ah oo ka qeyb qaata dagaallada ka dhanka ah maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka soconaya deegaanno hoostaga degmada Xarardheere.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub “SAWIRRO”

Next Post
Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub “SAWIRRO”

Taliska nabadgelyada waddooyinka oo laga hirgelinayo dhismo cusub “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In