Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

44 Qof oo ku dhimatay Dooni ku qallibantay Tansaaniya

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
44 Qof oo ku dhimatay Dooni ku qallibantay Tansaaniya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Ugu yaraan 44 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay markii ay Dooni rakaab sidday ku rogmatay Harada Lake Victoria, ee Dalka Tansaaniya , sida ay xaqijiyeen Saraakiisha degaankaas.

Shilkan ayaa dhacay Maqribnimadii Xalay, waxaana la filayaa inuu qasaaraha bato, sida ay sheegeen kooxaha gurmadka oo illaa iyo Maanta ku guda jira howlaha baarista meydadka Dadkii halkaasi ku dhintay.

Guddoomiyaha Gobolka Harada Fiktooriya, John Mongella, ayaa Wakaaladda wararka ee AP u sheegay in 37 Qof la badbaadiyay Xalay, qaar badan oo ka mid ah Dadkaasina ay xaaladdoodu liidato.

Doonida MV Nyerere, oo ku qallibantay meel ku dhow Jasiiradda Ukara Island, ayaanan la ogeyn tirada dhabta ah ee saarnayd, maaddaama diiwaan geliyahii rakaabka laftiisa uu ku jiro Dadka shilkaasi ku geeriyooday.

Qiyaas ay Saraakiisha Dowladda Tansaaniya samaysay ayaa lagu sheegay in shilkaas uu sababaty tirada rakaabka oo aad ugu badnayd inta loogu tala galay, iyagoo tilmaamay inay Dadku ahaayeen tiro u dhexeysa 400 illaa 500 oo Qof.

Previous Post

Shacabka Kenya oo u istaagay inay iska caabbiyaan Al-Shabaab

Next Post

Wafdiga Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland+Sawirro

Next Post
Wafdiga Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland+Sawirro

Wafdiga Aqalka sare oo Kismaayo kula kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka Haweenka Jubbaland+Sawirro

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud ee magaalada...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In