Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo diiwaangelinaya dadka tegaya Cadaado

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
Cadaado oo laga taageeray Golaha Wasiirada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in uu bilaabay diiwangalinta dadka ka qayb galaya shirka maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Wasiirka arrimaha gudaha Ximan iyo Xeeb Maxamed Xaaji Xuseen oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay koontarool adag ku sameyn doonaan dadka magaalada soo galaya, si loo aqoonsado qofkasta oo magaalada ku sugan.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

“Waxyaabaha Wasaaradda u yaalla ee shaqadeeda ka mid ah ayaa ah inay la socoto dadka magaalada imaanaya, isla markaana la diiwaangeliyo, lana ogaado warbixinta dhabta ah ee qofka imaanaya, sidoo kale waxaan diiwaan geelinay marti kala duwan oo diyaar u ah ka qeyb galka shirka Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud” ayuu yiri Maxamed Xaaji Xuseen.

Wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa hadalkiisa ku daray “Guddiga farsamada ayaa gacan nagu siinaya diiwaangelinta dadka, si aan u kala ogaano ergada iyo dadka kale ee iska imaanaya magaalada, si loo xoojiyo sugidda amniga magaalada Cadaado, maadaama lagu qabanayo shirka maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud”.

Previous Post

Ciidamada amniga ee Puntland oo howlgallo ka sameeyay Boosaaso

Next Post

Qoysas ku nool Beladweyne oo loo qeybiyay raashin gar gaar

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Qoysas ku nool Beladweyne oo loo qeybiyay raashin gar gaar

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In