Tuesday, June 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo lagu soo dhaweeyay Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka  Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa  iyo wafdi  uu hogaminayo oo maanta  galinkii dambe gaaray  magaalada Cadaado ee xaruunta mamulka  Ximan iyo Xeeb, ayaa waxaa garoonka diyaaradaha  si weyn  ugu soo dhaweyey  xubno ka tirsan dowladda, kan maamulka Ximin iyo Xeeb, dadwayne  ku labisnaa  calanka  Jamuuriyadda Soomaaliya iyo ergada ka qayb galaysa  shirka  maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud.

Wasiirka   ayaa  mid  mid  u gacan qaaday dadkii  soo  dhawayntiisa   ka qayb galay, waxaana ujeedda  safarka maanta uu  ku tegay magaladda Cadaado ay ku qotontay  sidii loo dardar  gali lahaa  hawlaha  maamul samaynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026

Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaaa ayaa kulamo la qaatay Madaxwaynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale iyo Madaxwaynaha Ximan iyo Xeeb C/laahi Cali Maxamed, waxaana markii uu kulanka soo idlaaday kaddib ay si wada jir ah saxaafadda ula hadleen.

Madaxweynaha  mamulka Ximin iyo Xeeb Cabdullahi Maxamed  Baarleex  oo ugu horayn ka hadalay  shirka  jaraa’id ayaa sheegay in uu  aad ugu faraxsanyahay in magalada  Cadaado  uu soo gaaro Wasiirka arriamah  gudaha iyo  Federalka Soomaaliya.

Cabdi Xasan Cawaali Qaybdiid   Madaxweynaha  mamulka  Galmudug ahna  musharax u tagan qabashada xilka Madaxtinimo ee  mamulka  la doonayo in loo sameeyo Galgaduud iyo  Mudug ayaa xusay in bulshada goboladaasi ku dhaqan ay ahmiyad weyn ugu fadhiso in ay sameystaan maamul loo dhanyahay.

Wasiirka  arrimaha  Gudaha  iyo Fedealka  ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen  Owdaa ayaa sheegay in Wasaaradda Arrimaha gudaha ay xoogga saarayso sidii loo hirgalin lahaa dhismaha maamulka Mudug iyo Galgaduud.

DSC04987 DSC04991 DSC04992 DSC04993 DSC04996 DSC04998 DSC04999 DSC05000 DSC05001 DSC05003 DSC05004

Previous Post

RW Cumar oo daah furay shirkii wada xaajoodka dowladda Fedraalka iyo Maamulka Puntland “SAWIRRO”

Next Post

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay todobaadka dhir-beerista Qaranka

Next Post
DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay todobaadka dhir-beerista Qaranka

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay todobaadka dhir-beerista Qaranka

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray liiska musharraxiinta u taagan xilka hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya. HOOS KA AKHRISO

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay khasaarihii nafeed ee ka dhashay howlgalkii hub-ka dhigista Caasimadda

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan dhaawacyada iyo dhimashada ka dhalatay howlgallada lagula dagaallamayo hubka sharci-darrada...

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

Hay’adaha Amniga oo shacabka ku wargeliyay inay dib ugu laaban karaan xaafadda Marinaayo iyo degmada Cabdicasiis

June 7, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adaha Amniga Caasimadda waxay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka ku nool Degmada Cabdicasiis iyo xaafadda Marinaayo, ku wargelinayaan in...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In