Friday, September 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray waddo laga dhisay Degmada Dharkeynleey “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho  Xasan Maxamed Xuseen”Muungaab” ayaa maanta xariga ka jaray waddo Jaay ah taas oo laga hirgliyay degmada Dharkeynleey ee Gobolka Banaadir, waxayna isku xiri doontaa Laamiga Ex-Kontral Afgooye iyo dabakaayo Madow taas oo dhan 2 KM oo Jaay ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Gudoomiyaha Degmada Dharkeynleey Cumar Meyre Macow ayaa sheegay in wadadan ay wax badan ka badali doonto Mashquulka waddoonyinka dhex mara degmada Dharkeyleey,

Gudoomiyaha Gobolka banadir oo ay wehliyen xubno ka tirsan Maamulka Gobolka yaa maanta ku lugeeyey wadadan Labada kiilo mitir Degmada Dharkeyleey laga hirgeliyay waana wadadii ugu dheereereed oo Jaay ah oo laga dhiso Degmadaasi, isagoo Maamulka iyo shacabka degmada Dharkenleey uga mahadceliyey sida ay uga qeyb qaateen mashruuracan dalkaada dhiso oo Maamulka gobolka uu fulinayo.

11140777_1598705940368159_4361224511288020062_o 11312970_1598704593701627_1133433491844022494_o 11392831_1598705963701490_888053171985699068_o 11406110_1598704530368300_8801183166986201578_o 11406204_1598704600368293_3705641697967936112_o

Previous Post

Wasiirka Arrimaha dibadda oo xariga ka jaray dhismo cusub oo Wasaaradda lagu soo kordhiyay

Next Post

Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo la daah furay

Next Post
Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo la daah furay

Ololaha tallaalka cudurka dabeysha oo la daah furay

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In