Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la kulmay safiirka Sweden ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo la kulmay safiirka Sweden ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada beledweyne safiirka dowladda Swaden u fadhiya Soomaaliya Mikael Lind vall iyo u qeeybsamaha arrimaha siyaasadda Sweden ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Hay’adaha Qaramada Midoobay ay ku leeyihiin magaalada Beledweyne, waxaana la iskula soo hadal qaaday sidii loo sii dar dargelin lahaa arrimaha dib u heshiisiinta, Hiigsiga 2016-ka iyo howlaha maamul u sameeynta Gobalada Hiiraan iyo Shabeelada Dhaxe.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026

Safiirka Dowladda Sweden Mikael Lind valla ayaa wax wanaagsan ku tilmaamay shirka dib u heshiisiinta iyo aaya ka talinta, kaa soo hada weli ka soconaya magaalada Beledweyne, isagoo ku baaqay in la siiwado howlaha dib u heshiisiinta iyo howsha Maamul u sameeynta, si loo gaaro doorasho ka dhacda Dalka marka la gaaro sanadka 2016-ka.

Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cabdifataax Xasan Afrax oo isna dhankiisa la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dhankooda ay ka go’antahay sidii loo da dajin lahaa howlaha inta dhiman, waxa uu uga mahadceliyay taageerada Dowladda Sweden la garab taagntahay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Hiiraan.

IMG_0215 IMG_0196 IMG_0200 IMG_0203 IMG_0206 IMG_0207 IMG_0213

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow Oo Deeq Lacageed Siiyey Abwaan Ku Xanuunsan Cadaado “SAWIRRO”

Next Post
Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow Oo Deeq Lacageed Siiyey Abwaan Ku Xanuunsan Cadaado “SAWIRRO”

Xildhibaan Mustaf Dhuxuloow Oo Deeq Lacageed Siiyey Abwaan Ku Xanuunsan Cadaado "SAWIRRO"

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Shiinaha ee dhanka Aqoonta iyo Cilmi-baarista

April 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

Safiir Maxamed Amiin iyo Guddoomiyaha Culimada Muslimiinta oo kulan muhiim ah ku yeeshay Sacuudiga

April 23, 2026
0

Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In