Wednesday, August 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharax Mideeye oo hambalyo ku aadan 1-da Luulyo u diray shacabka Soomaaliyeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Musharax Mideeye oo hambalyo ku aadan 1-da Luulyo u diray shacabka Soomaaliyeed
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharax Maxamed Cilmi Afrax Mideeye oo ka mid ah musharaxiinta u taagan xilka Madaxtinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda 1-da luul oo ah 55 guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen Gumeystihii Talyaaniga, iyo Israacii gobolada Waqooyi iyo Koonfur.

Musharaxa oo ka qeyb galay xaflad xalay lagu qabtay Cadaado ayaa tilmaamay in Ummadda Soomaaliyeed uu u rajeynayo in sanadkan kiisa xiga ay ku gaaraan horumar iyo baraare, isagoo tilmaamay in haddii uu ku guuleysto xilka uu u taaganyahay in munaasabad ka weyn uu ku qaban doono deegaannada Mudug iyo Galgaduud.

Related posts

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026

Qaar ka mid ah dadkii goobta ka hadlay ayaa ku dheeraaday ka hadalka maalinta 1-da Luulyo oo ah maalin Ummadda Soomaaliyeed ay qiimo weyn ku leedahay, waxaana ay tilmaameen in ay aad ugu faraxsanyihiin ka qeyb galka xafladda.

Previous Post

Xuska Munaasabadda 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose “SAWIRRO”

Next Post

Magaalada Garoowe oo xalay laga xusay 1-da Luulyo “SAWIRRO”

Next Post
Magaalada Garoowe oo xalay laga xusay 1-da Luulyo “SAWIRRO”

Magaalada Garoowe oo xalay laga xusay 1-da Luulyo “SAWIRRO”

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

Akhriso Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya

August 5, 2026
0

Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka 

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

Aqoon-is-weydaarsiga hirgelinta Nidaamka Qaran ee Digniinta Hore ee Khataraha oo la soo gabagabeeyay

August 5, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliyeed oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

August 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Maamulka Koonfur Galbeed iyo Madaxda IOM oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

August 5, 2026
0

Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In