Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ka hadlay qorshaha horyaalla

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo ka hadlay qorshaha horyaalla
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maanta ay bulshada Soomaaliyeed ay u tahay maalin taariikhi ah, isagoo munaasabadaasi awgeed hambalyo u diray shacabka guusha u soo hooyatay iyo sida ay u dhacday doorashada.

Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa u mahadceliyay musharixiinta la tartameysay iyo intii ka qeyb qaadatay in lagu guuleysto hirgelinta dowlad goboleedka Galmudug, waxaana uu ammaan u jeediyay hay’adaha amniga sida ay ugu guuleysteen xaqiijinta Nabad gelyada shirka.

Related posts

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya inay garab istaagaan dowlad goboleedka ay dhiseen, isla markaana ay gacan ka geystaan sidii maamulka uu ugu guuleysan lahaa hadafka loo doortay.

“Waxaan ugu baaqayaa dowlad goboleedka Walaalaha aan nahay ee Puntland inay kala shaqeeyaan amniga, iskaashiga iyo arrimaha muhiimka u ah iskaashiga labada maamul, waxaan diyaar u nahay la shaqeynta Maamullada dariska la ah” ayuu yiri Mudane Cabdikariin.

Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ugu baaqay Culimaa’udiinka Ahlusunna inay ka qeyb qaataan dhismaha inta ka hartay dowlad goboleedka Galmudug.

Previous Post

Baarlamaanka oo loo qeybiyay taariikh nololeedka xubnaha guddiyada madaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha

Next Post

Xukuumadda oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug

Next Post
RW ku xigeenka oo kulan la qaatay gudigga kormeerka ee Maareynta Maaliyadda Dowladda

Xukuumadda oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In