Friday, March 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Juba “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Juba “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasbadaan lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo ku-xigeenadiisa oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulashada oo u badanaa ganacsato ayaa lagu qabtay magaalada Juba ee caasimada wadanka Koofurta Sudan.

Xafladda ayaa intii ka hadashay waxa ay sheegeen in ay taageersanyihiin, isla markaana ay soo dhaweynayaan doorashadii dhawaan ka dhacday  magaalada Cadaado ee lagu doortay hogaanka maamul guboleedka Galmudug iyo hanaankii wanaagsanaa ee ay ka cayaartay Dowlada Fadaralka ee Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee ah hirgelinta Nidaamka Federaalka ah.

Related posts

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed oo munaasabadda khadka taleefonka kaga qeyb qaatay ayaa u mahadceliyay dadkii soo qaban qaabiyay iyo sida ay u taageereen, waxaana uu ka codsaday inay ka qeyb qaataan horumarka deegaannada Dowlad goboleedka Galmudug, ayna sameeyeen maalgeshi.

1 2 3a 4a 5 6

Axmed Lafoole:- Juba South Sudan

 

 

Previous Post

Kulan lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir oo Muqdisho ka dhacay

Next Post

Wasiirka Caafimaadka oo gaartay Xudur

Next Post
Beelo lagu heshiisiinayo gobolka Bakool

Wasiirka Caafimaadka oo gaartay Xudur

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

Guddoomiyaha Gobalka Benaadir oo booqday xerada Ciiidanka ee Qorilow

March 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud...

Deeq daawo ah oo la gaarsiiyay Isbitaalka Xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Isbitaalka Xoogga ku booqday shacab Khawaarijtu dhibaateysay

March 6, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, (Jeneraal Khaalid) ayaa maanta booqday Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed halkaas...

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

Qaliin Taariikhi ah oo lagu kala saaray Mataano isku dhagan

March 6, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay u mahadcelinaysaa Hay’adda King Salman Humanitarian Aid and Relief...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

Wasiirka Caafimaadka XFS oo daahfuray mashruuca baarista caafimaadka indhaha ee ardayda dugsiyada

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr. Cali Xaaji Aadan  ayaa daahfuray mashruuc dhinaca indhaha ah oo diiradda saaraya ilaalinta iyo daryeelka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In