Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta digniin ka soo saaray dadweynaha ku daadinaya qashinka waddooyinka muhiimka u ah isu socodka gaadiidka iyo dadweynaya, iyadoo shacabka laga codsaday ilaalinta nabad gelyada caasimadda.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo nuqul ka mid ah soo gaaray Radio Muqdisho ayaa shacabka looga digay in nadaafad darrida iyo qashinka la soo dhigayo waddooyinka ay qeyb ka yihiin Nabadgelyo xumida, iyadoo bulshada laga codsaday inay ilaaliyaan nabadgelyada oo ay ka saarantahay waajib, isla markaana ay ciidanka booliska gacan ku siiyaan xaqiinta amniga.

Related posts

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shacabka looga baahanyahay inay joojiyaan qashinka la soo dhigayo waddooyinka muhiimka ah ee magaalada oo ay maraan gaadiidka iyo sidoo kale inaysan qashinka dhigin goobaha waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga intaba.

“Habadaba si loo xaqiijiyo amniga, waxaa lagu boorinayaa dadweynaha oo aan wada shaqey la;aantood la sugi Karin ammaanka caasimadda iyo maamulada degmooyinka gobolka banaadir in ay si wada jir ah uga shaqeeyaan ilaalinta nadaafadda, isla markana hay’adaha ku shaqada leh nadaafadda iyo qaadista qashinka lagu wargeliyay inay   saacado qorsheysan oo ay bulshada toos gaadiidka oo meelo cayiman u saaraan,taasi oo lagaga taxadarayo in cadowgu ka faa’iideystaan qashinka la soo dhoobo waddooyinka” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka.

Ugu dambeyntii ciidanka booliska ayaa lagu amray inay gacan ku qabtaan, isla markaana ay sharciga marsiiyaan ciddii fulin weyda awaamiirta uu taliska booliska soo dajiyay, iyadoo War-saxaafadeedku uu ku saxiixnaa Taliyaha ciidanka booliska Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Akhriso War-saxaafadeedka

digniin

 

Previous Post

Machadka Express, Jaamacadaha Makerere, Kenyata iyo SIU oo tartan aqooneed soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Tartamayaasha degmada Jawiil oo ku guuleystay kaalinta saddexaad ee tartanka “Dhageyso”

Next Post
Tartan cilmiyeed xiiso badan oo caawa dhexmaray degmooyinka Xamar weyne iyo Xamar jajab “Dhageyso”

Tartamayaasha degmada Jawiil oo ku guuleystay kaalinta saddexaad ee tartanka "Dhageyso"

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo gaaray magaalada Baydhaba

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

Soomaaliya oo aragtideeda horumarineed ku soo bandhigtay Maalinta Afrika

July 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In