Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo dhaweeyay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen oo garoowe lagu soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga samata bixinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen Sheekh Nuur Baaruud Gurxan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, halkaasi oo ay kula kulmeen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Sheekh Nuur ayaa sheegay in kulanka ay la qaateen Cabdiweli Gaas ay kala hadleen xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ka soo laabanaya, isagoo xusay in ay arrimo badan ay isla meel dhigeen, ayna uga mahadceliyeen dadaalka ay ku bixiyeen soo dhaweynta Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ka imaanaya dalka Yemen.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 28, 2026
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026

Guddoomiyaha guddiga ayaa hoosta ka xariiqay in qorshaha ay ugu jirto soo dhaweynta qaxooti badan oo markabka Nawaal 3 uu ka soo qaaday dalka Yemen, kuwaasi tiradoodu gaareyso ku dhawaad 2,000 (labo kun), oo la filayo in beri ay Boosaaso soo gaaraan.

โ€œXubno ka mid ah guddiga badbaadinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ayaa ila socda oo u ku jiro Sheekh Yuusuf Cali Ceynte, runtii ujeedka socdaalka waxa uu yahay in Mamulka iyo culimada halkan joogto aan uga mahadcelino doorka ay ka qaateen soo dhaweynta iyo dib u dejinta qaxootiga Yemen ka imaanaysa, Qaabilaadda markab lagu wado in uu soo gaaro Boosaaso si aan u soo dhaweyno qaxootiga halkaasi laga keenayo

Previous Post

Isku aadka Horyaalka Wiilasha kubadda gacanta ย oo la soo saaray โ€œSAWIRROโ€

Next Post

Akhriso: Wasaaradda Warfaafinta oo fursado shaqo soo bandhigtay

Next Post
Wasaaradda warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska oo ka dalbatay hay,adaha Amniga in ay ku wargaliyaan wasaaradda talaabo kasta oo laxiriirta Suxufiga iyo Saxaafadda.

Akhriso: Wasaaradda Warfaafinta oo fursado shaqo soo bandhigtay

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 28, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In