Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Haween la baray casharo la xiriira culuumta shareecada Islaamka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Haween tababar loogu soo xiray Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In kabadan 100 haween ah ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo geba gebeyey tababar lagu baranayay casharo la xiriira barashada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka ayadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo culimaa’udiin.

Siminaarkan oo socday muddo labo cisho ah, isla markaana loo qabtay 120 haween ah oo ka kala socday degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa la baray casharo la xiriira barashada iyo ku dhaqanka culuumta shareecada Islaamka.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Guddoomiyaha Hay’ada culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ka mid ahaa culimaa’udiinkii ka hadlay siminaarkan ay fulisay mu’asasada SAFA ayaa xusay in muhiimad gaar ah y bulshada u leedahay xoojinta barashada iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka.

Xildhibaan Maxamed Cabdulle Faarax Geesey oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa xusay inay tahay tallaabo lagu farxo in haween la baro barashada diinta Islaamka.

“Arrintani aad u qiimaha badan waan u mahad celinaynaa inta gacan ka geysatay, aad iyo aad in wax loo qabto dadkii soo abaabulay, waan u mahad celinaynaa labadaan maalmood duruustii ay u socotay waxaan u rajeynayan qeyrkaan in shacabku ay dib ugu celshaan” ayuu yiri Xildhibaanka.

Xildhibaan Abtidoon oo isna goobta hadal ka jeediyay ayaa isna yiri  “Gabdhaha walaalahay ah oo siminaarkani ka qeyb galay ee maalmaha la soo dhaafay labo maal mood ka qeyb galayay, waxaan ugu hambalyaynayaa duruusta naloo sheegay, canaawiyiintooda oo dadka aqoonta u leh ay bixinayeen, sideedana waa duruus loo baahnaa aad ayaan ugu hambaliyeenayaa waxaa u soo jeedinayaa in laga faa’iideeysto”.

 

 

 

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Baarlamaanka Galmudug oo guda galay sameynta guddi hoosaadyada baarlamaankaasi

Next Post
Baarlamanka Galmudug oo ansixyay Dasturka maamulkaas

Baarlamaanka Galmudug oo guda galay sameynta guddi hoosaadyada baarlamaankaasi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In