Saturday, July 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo mudo kordhin loogu daray magacaabista golaha Wasiirada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Warsaxaafadeed:-Madaxwaynaha Galmudug oo bogaadiyay ciidamada Booliska oo soo qabtay lacago faalsa ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo ka codsaday Baarlamanka mamaulkaasi in ay mudo kordhin uu u sameeyo waqtiga loogu talagalay dhismaha golaha Wasiirada ayaa laga ogolaaday codsigiisa.

Kulan  ay yeesheen Xildhibaanada maamulka Galmudug oo ahaa mid aan caadi ahayn ayay Xildhibaannada kaga doodeen codsiga Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin  Xuseen Guleed kaa oo la xariiray in muddo kordhin loo sameeyo waqtiga uu ku soo dhisayo golaha Wasiirada, waxaana ay si wada jir ah ugu ogolaadeen in la siiyo fursad kale oo uu ku soo dhisayo golaha Wasiirada, maadaama 48 saac ee uu qabsaday laga soo gudbay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo kulanka la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in kulanka uu ahaa mid aan caadi ahayn oo uu ka codsaday Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug.

“Kooramka waxaa yimid 53 Xldhibaan, sidaa darted sharci ahaan fadhiga waa inoo furmay, Madaxweynaha Galmudug ayaa baarlamanka horkeenay in loo sameeyo waqti kordhin uu ku dalbadanayo, waxaana cod gacan  taag ah lagu ansixiyay in loogu daray 15 maalin, si uu u soo dhiso golaha Wasiirada” ayuu yiri Guddoomiyaha baarlamaanka.

Madaxweynaha  maamulka   Galmudug Cabdikariin  Xuseen Guleed ayaa  in taa kudaray  ujeedada mudo kordhinta uu u dalbaday ay tahay maadama Maamulkaa uu yahay mid dhawaan la soo dhisay, loona baahan yahay in fursad la siiyo, si loo dhiso Xukuumad tayo leh.

“Mudda kordhinta waxyaabaha aan u dalbanay waxa ay ahayd in maamulkeena uu yahay maamul cusub, iyo arrimaha dib u heshiisiinta ay wax ka dhinaaneeyeen, gaar ahaan tan dhanka Ahlusuna Waljamacaa oo aan dooneyno in aan wada hadalno oo aan ku soo biirino dowlad goboleedka Galmudug, waana soo dhaweynaynaa fursadda nala siiyay” ayuu yiri Cabdikariin.

 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Saraakiil boolis oo la geynayo goobaha laga xoreeyay Shabaab oo tababar loo soo xiray

Next Post
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Saraakiil boolis oo la geynayo goobaha laga xoreeyay Shabaab oo tababar loo soo xiray

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyey geerida Wasiirkii Gaashaandhigga Jabuuti

July 17, 2026
0

MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA WASIIRKII GAASHAANDHIGGA DALKA JABUUTI   Muqdisho, Luuliyo, 17, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, oo la kulmay dhiggiisa FIFA

July 16, 2026
0

Madaxweynaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA, Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa caawa kulan miro-dhal ah la...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Dowlada Jabuuti ee Soomaaliya

July 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Jabuuti u qaabilsan Soomaaliya...

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

Hay’adds SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan deegaannada Kabxanleey iyo Deefow

July 16, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta bulshada ku nool deegaannada Kabxanleey iyo Deefow ee hoostaga magaalada Beledweyne, xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In