Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka Soomaaliya Heer Maxkamadeed Ayuu La Tiigsanayaa Dadka Magaciisa Uga Been Abuurtay Internetka…..WARSAXAAFADEED

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Baarlamaanka Soomaaliya Heer Maxkamadeed Ayuu La Tiigsanayaa Dadka Magaciisa Uga Been Abuurtay Internetka…..WARSAXAAFADEED
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu markale u xaqiijinayaa shacabka Soomaaliyeed in Baarlamaanka Soomaaliya uusan mas’uul ka aheyn baraha laga sameeyey internetka ee magaciisa lagu sameeyey ay yihiin kuwo been abuur ah.

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa yiri “waxaan doonayaa inaan umadda Soomaaliyeed u sheego iney been abuur yihiin bogagga lagu sameeyey magaca Baarlamaanka ee ku jira Facebook iyo Twitter inaanay Baarlamaanku laheyn ee ay kuwa been abuur ah oo magaca Golaha Shacabka looga been sheegayo si gaar ah (https://twitter.com/SpeakerMJawari),Cid kasta oo loogu gefeyna waxaan leenahay haka raali noqdaan oo ha ogaadeen”.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Sidoo kale Mudane C/kariin Xaaji Cabdi Buux ayaa tilmaamay in la ogaaday shaqsiyaadka sameeyey bogagga facebook iyo Twitter oo magaca Baarlamaanka Soomaaliya lagu sameeyey iyo dalalka ay ku nool yihiin islamarkaana dhowaan maxkamad lala tiigsan doono islamarkaana la sameyn doono bogag rasmi ah oo Baarlamaanka Soomaaliya uu ku yeelan doono baraha bulshadu ku kulanto ee Facebook iyo Twitter.

—-DHAMMAAD—-

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Oo Kulan Kula Qaatay Deegaanka Galinsoor Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In