Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xafiisyo cusub ka furan doonto goobaha laga saaray Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo xafiisyo cusub ka furan doonto goobaha laga saaray Al-Shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gaashaanle dhexe Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha Maxakamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixyaay qorshaha  maxakamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya uga degsan deegaanadii dhawaan laga saray kooxda shabaab.

Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegey in maxakamaddu ay wado qorshayaal iyo dadaalo ku aadan sidii deegaanadii dhawaan laga saaray kooxda Shabaab looga hirgelin lahaa xafiisyo ay leedahay Maxakamadda si shacabku ay u helaan xukun cadaalada ah.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

“ Ugu horeyntii maxakamada ciidamada qalabka sida waxay ugu hambalyaynaysaa guulihii ciidamadu ay ka gaareen dagaalka ay kula jiraan kooxda Shabaab, sida nafhurnimada ah oo ay nabad diidku ay ula dagaalamayaan, intaasi marka laga gudbo waxaa maxkamaddu ay wadaa howlaheeda shaqo ee ku aadan sidii shcabka degan deegaanadii kooxdaasi laga saaray ay u heli lahaayeen amaanka buuxa”.ayuu yiri Xasan Shuute.

Dhanka kale maxakamada ciidamada qalbka sida ee xafiiskeeda gobolka Hiiraan ayaa raashin dhawaan kooxda shabaab ay ka dheceen ganacsato ay ku wareejiyeen milkiilihii lahaa, kaddib  markii ciidamada xoogga ay ka soo furteen kooxdii dhaca u geystay raashinka.

Previous Post

Taliska ciidanka waddooyinka oo gaadiidka qaar ka macnuucay isticmaalka wadada Maka Al-mukarama

Next Post

Ku Simaha M.weynaha Dalka Oo La Kulmay Xubno Matalayay Xisbiyada Siyaasadeed Ee Dalka

Next Post
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade

Ku Simaha M.weynaha Dalka Oo La Kulmay Xubno Matalayay Xisbiyada Siyaasadeed Ee Dalka

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In