Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Arday loo soo xiray siminaar ku saabsan xirfado ay ku shaqeystaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Arday gaaraysa 65 ayaa maanta siminaar loogu soo gabo gabeeyay Muqdisho, kaasi oo lagu barayay xirfado ay ku shaqeystaan oo ay ku maareeyaan noloshooda, waxaana xiritaankii siminaarka ka qeyb galay Xildhibaanno, mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada, ururka haweenka Qaranka iyo marti sharaf kale.

Guddoomiyaha Machadka Horseed International Collage Aadan Cabdi Cabdulle ayaa tilmaamay in siminaarkan uu ahmiyad gaar ah ugu fadhiyo ardayda ka qeyb gashay.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

“Sidaanu ognahay siminaarka waxa uu  ku aadanaa dhallinyarada dalka wax  ku baratay in shaqo loo abuuro,  shaqada loo abuurayana ay noqdaan in  mudnaanta  koowaad ay helaan dhalinyarada  sidaan wada ognahay Wasaarada shaqada iyo arrimaha  bulshada waxey  door weyn ka  qaadatay oo ah in dhallinyarada Soomaaliyeed la siiyo fursadaha shaqo ee ay haystaan shaqaalaha ajaaniibta”ayuu yiri Aadan.

Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka Batuulo Sheekh Axmed Gabale iyo Agaasimaha Waaxda taba barada Ismaaciil Macalin Cabdullaahi ayaa sheegay in siminaarka la siiyay ardayda ay wax badan u tari doonto, isla  markaana ay u noqon karto mid ay ku shaqeystaan, waxaana ay kula dar daarmeen in waxyaabaha ay ka faa’iideysteen ay ugu adeegaan bulshadooda.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka hadlay xiritaanka siminaarka ayaa ardayda ku booriyay inay heystaan fursad wanaagsan oo ay u soo jeestaan horumarinta dalkooda.

“Marka in yadidiilo  ama  dhallinyaro habla iyo wiilal oo wadankoodii u istaagayo  in ay badbaadiyaan  wadankooda aqoon ay  ku bad baadiyaan  waa wax aad loogu farxo, arintaasi waan dhiiri-galineynaa hadaanahay  Baarlamaanka Soomaaliyeed,  si sharaf lehna waxaan   mar walba ay tahay  in aaan  idin kala soo qeyb  galno  munaasabadaha  nuucaani oo  kale ee  lagu   dhiira  galinayo  dhallinyarada Soomaaliyeed”.ayuu yiri Xildhibaan Dalxa.

Ardayda ayaa la guddoonsiiyay shahaadooyin.

DSC03328 DSC03329 DSC03333 DSC03342 DSC03345 DSC03347 DSC03348 DSC03349 DSC03351 DSC03360 DSC03361 DSC03379 DSC03382 DSC03390 DSC03392 DSC03399 DSC03402 DSC03406 DSC03412 DSC03416 DSC03417 DSC03419 DSC03421 DSC03422 DSC03423 DSC03424 DSC03425 DSC03426 DSC03428 DSC03431 DSC03442 DSC03447 DSC03449 DSC03455 DSC03456

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

 

 

Previous Post

Guddoomiyeyaasha dhalinyarada gobollada qaar oo kulan ku yeeshay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM

Next Post

Ra’iisul wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In