Monday, July 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo tababar u furay howlwadeenno caafimaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira kala dheereynta Ubadka iyo daryeelka carruurta magaaladda Muqdisho ugu furay qaar ka mid ah shaqaalaha ka howlgalla xarumaha caafimaadka ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka.

Tababarkan dareelka carruurta iyo dheereynta Ubadka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda caafimaadka waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda caafimaadka, wakiilo iyo marti sharaf kale.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dr Cabdiqani Sheekh Cumar ayaa xusay in qorshaha kala dheereynta ubadka ay faa’iido ugu jirto qoyska oo ay ka badbaadeyso hooyada in uu ku dhaco cudurka cancer-ka naasaha, isgaoo xusay in canunga uu fursad u helayo in labo sano la nuujiyo.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi oo furay tababarka ayaa xusay in qoyska ay muhiim u tahay kala dheereeynta ubadka, waxaana uu ka mahadceliyay inta ka soo qayb gashay siminaarka.

“Hooyo iyo cunuga ay dhashay kala dheereynta iyo daryeelkooda muhiim noo wada tahay, waad dareemin kartaan muuqaalka iyo koriimada ilmaha ku dhasha isku nuuga iyo kuwa labada sano u dhexeysa, marka halagu dadaalo sidii kala dheereynta loo sameyn lahaa” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo ka hadlayay arrimaha xadgudubyada lagula kaco haweenka ayaa sheegay in bulshada looga baahanyahay sidii ay uga hortagi lahaayeen cidkasta oo ku xadgudbeyso haweenka.

Previous Post

Taliska booliska oo maamulka Koonfurgalbeed ku wareejiyay gaadiid ciidan

Next Post

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Next Post
Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo “Sawirro”

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya 

July 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo leh iyo murugo la wadaagaysaa Jamhuuriyadda...

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

Ciidanka Danab oo hawlgal qorshaysan ku dilay 9 Xubnood oo Khawaarij ah Shabeellaha Hoose

July 20, 2026
0

Ciidanka Sida Gaarka ah u Tababaran ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal qorshaysan ka fuliyey deegaanka Hantiwadaag...

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa  Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb 

July 20, 2026
0

Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Xisbiga JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Dowlad...

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka

July 20, 2026
0

Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In