Monday, July 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dilalka ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika oo dib u soo cusboonaaday

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Madaxda Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Koofur Afrika oo kulan ku yeeshay magaalada Cepe Town
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa dalka koonfur Africa dib ugu soo laabtay dilalka loo gayensanaayo ganacsatada Soomaalida, iyadoo habeen ka hor ganacsade Soomaaliya ah lugu dilay dalka Koonfur Afrika.

Wararka laga helayo dalka Koofur Afrika ayaa sheegaya inay dib usoo cusboonaadeen dilalka dalkaasi loogu geysto ganacsatada Soomaalida ah, iyadoo xaaladdu ay deganeyd tan iyo markii Madaxda dalkaasi ay ku baaqeen in la joojiyo dilalka ka dhanka ah ajaanibta.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026

Cabdisalaan Khlaiif Diiriye oo ka mid ah Ganacsatada Soomaalida ee dalkaasi ku sugan ayaa sheegay in afar muwaadin oo Soomaali ah lagu dilay Koofur Afrika toddobaayadii u dambeeyay, isagoo xusay inay isa soo tareyso beegsiga lagu hayo ganacsatada Soomaaliyeed.

Ganacsade Cabdisalaam Khaliif Diiriye ayaa sheegay in dibadbaxyadii ka dhacay Durban ee looga soo horjeeday dilalka iyo boobka ay wax badan ka badaleen ammaanka hase ahaatee waxa uu sheegay in hadda ay arrinta u muuqato mid dib usoo laabaneysa oo ganacsatadu ay soo wajahday cabsi xoogan.

Habeen ka hor ayey ahayd markii Kooxo burcad oo u dhashay Koofur Afrika ay ganacsade Soomaali ah ku dileen Dalkaasi, Soomaalida ayaa sanadihii u dambeeyay horumar dhinaca ganacsiga ah ka sameysay South Africa.

Previous Post

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka oo booqanaya degmada Jarriiban

Next Post

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye

Next Post
Ciidamo Boliis Ah Oo Afgooye Xaafada Ka Mid Ah Fariisimo Ka Sameystay

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay ku dhawaad 30 ka tirsan Khawaariijta

July 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay duqeymo lagu bartilmaameedsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Khawaarijta ee...

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

Caaliya oo dhowaan ka qalin-jabisay Kulliyadda TurkSom oo kulan dhiirigelin ah loo sameeyay

July 12, 2026
0

Qaar ka mid ah gabdhaha saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kulan dhiirigelin iyo hambalyo ah u sameeyay Caaliya Maxamed...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In