Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Carruur darbi jiif ah oo xalay laga soo uruuriyay degmooyinka gobolka benaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Marwada madaxweynaha oo xarun u sameysay carruurta waddooyinka ku nool
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka booliska ee ka howlgalla saldhiga booliska ee degmada Xamar weyne oo ay wehliyaan Wakiilo ka socday Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa xalay waxa ay dhallinyaro darbi jiif ah ka soo uruuriyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka benaadir, kuwaasi lagu biirinayo tiro carruur ah oo Marwada Madaxweynaha degmada C/casiis ugu sameysay xarun lagu xanaaneeyo.

Dhallinyarada la soo uruurriyay oo tiradoodu gaareyso 32 oo ay ku jirtay gabar uur leh ayaa wakiiladii ka socday Marwada Madaxweynaha Dalka waxa ay balan qaadeen in daryeel gaar ah loo sameyn doono, iyadoo qaar ka mid ah carruurtii darbi jiifka ahaa ee la soo soo uruurinayay ay gacmaha ku siteen  waxyaabaha maanka dooriya.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026

Qaar ka mid ah carruurta xalay la soo uruuriyay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay ay ku sugnaayeen xaalado adag oo xagga nolosha ah, haatanna ay ku faraxsanyihiin in Marwada Madaxweynaha ay ku biiriso xarunta lagu daryeelayo carruurta darbi jiifka ah.

Naleey oo ka mid aheyd Wakiilada ka socday Marwada Madaxweynaha ayaa shegtay in gabadha ka mid ah dhallinyarada xalay la soo aruuriyey daryeel gaar ah loo sameyn doono, isla markaana Marwada Madaxweynaha wado qorshe meeel kale oo gabdhaha danta yar lagu daryeeli doono.

Previous Post

Howlgallo amni xaqiijin ah oo laga sameeyay xaafadaha degmada Afgooye

Next Post

Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso

Next Post
Wasiir Maareeye: “3-da May awgeed waxaan hambalyo u dirayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed”

Wasiir Maareeye “Waxaan ku dadaali doonaa wariyeyaasha xiran sidii ay xuquuqdooda u heli lahaayeen” Dhageyso

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In