Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka Oo laga Xusay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Maalinta Caafimaadka  Dhimirka  Adduunka Oo laga Xusay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dr Cabdiraxmaan Cali Cawaale Xabeeb oo ka hadlayay munaasabad lagu Xusayay Maalinta Caafimaadka Dhimirka Adduunka oo ku began 10’ka Octobar oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa bulshada kaga Warbixiyay Maalintaan iyo Muhiimadda ay u leedahay shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha Ururka haweenka gobalka Banaadir Jawaahir baarqab iyo Guddoomiye ku xigeenka ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed Canab Xasan cilmi ayaa iyaguna ka dhwaajiyay in xabeeb foundation oo Uusan Kaliya ka howlgalin Caasimadda una tallaabay Gobollada, loona Baahanyahay in lagarab istaago.

Related posts

Ururka JSP  oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

Ururka JSP oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

July 11, 2026

Dr Maxamad Cali Xasan (Kalloore) oo ka socday hay’adda Caafimaadka Adduunka “WHO” ayaa isna dhankiisa shacabka iyo Madaxda ugu baaqay Iney booqdaan xarumaha lagu daweeyo dadka Dhimirka la.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa dhankiisa sheegay in ay fadhigga Baarlamaanka ay horgeyn doonaan joojinta muqaadaraadka.

Xildhibaan Nadiifo Maxamad Cusmaan oo soo xirtay Munaasabadda  ayaa amaan u jeedisay dadka sida gaarka ah ugu howllan ka shaqeynta dadka Dhimirka la, gaar ahaan Dr xabeeb.

Maalinta Caafimadka Dhimirka Adduunka oo ku beegan 10’ka Octobar Maanta oo kale ayaa  laga xusaa Dunida oo Dhan si loo Baraarujiyo Dadka.

Previous Post

Maamulka gobolka Banaadir oo mar kale ku baaqay bixinta canshuurta guryaha

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ururka JSP  oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

Ururka JSP oo xarun cusub ka hirgeliyey Gaalkacyo

July 11, 2026
0

Mas'uuliyiin ka tirsan hoggaanka sare ee Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP), xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Sanatarro, iyo masuuliyiin ka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Hoggaanka Dalladda Midowga Dalxiiska

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaanka Dalladda...

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In