Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha ciidanka Asluubta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Taliyaha ciidanka Asluubta oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Switzerland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Soomalida ku nool Zürich ee dalka Switzerland oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Taliyaha cidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa waxa ay u balan qaadeen inay ka qeyb qaadanayaan dhismaha Xabsiga dhexe ee Xamar.

Qaar ka mid ah Jaaliyadda magalada Zurich oo goobta hadal kooban ka jeediyay ayaa taliyaha weydiiyay su’aalo la xiriira xaaladda maxaabiista xabsiga ku xiran, waxyaabaha uu ka badalay xabsiga, waxaana su’aalaha kadib ay sheegeen inay dhankooda gacan ka geysan doonaan dib u dhiska Xabsiga dhexe.

Related posts

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026

Taliyaha cidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa jaaliyadda uga warbixiyay xaaladda guud ee ciidanka Asluubta iyo maxaabiista xabsiga ku xiran, isagoo xusay in tan iyo markii uu xilka la wareegay uu isbadal badan dhanka xabsiga ku soo kordhiyay, isla markaana ay maxaabiistu uga mahadceliyeen howsha uu qabtay.

Taliye Bashiir Goobe oo si wanaagsna u sharaxaey xaaladda xabsiga ayaa waxaa uu ahdaladiiisa ku daray ”waxaan wadnaa  in  dadweynaha Soomaaliyeed oo ganacsatada ah inay ka qeyb qaataan dhismaha ugu yaraan qolalka ay ku xiranyihiin maxaabiista oo halkii qol laga rabo 100 sariir iyo labo musqulood hadana qaar ayaan helay”’.

Ugu dambeyntii Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Soomaalida Zurich ka codsaday in ay hal qol qaataan qolkaas oo ay ku nool yihiin 100 dhallinyaro ah, ayna ku baxeyso 8,000 kun oo dolar, iyadoo Jaaliyadda oo boorka iska jaftay ay balan qaadeen inay bixinayaan lacagaas.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamedMusfaf Goobdoon Zürich   Switzerland

Previous Post

Shir looga hadlayay dib u eegista dastuurka oo ka furmay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In