Sunday, April 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wakiil ka socday Marwada Madaxweynaha dalka oo dhagax dhigtay ceel loo qodayo qaxootiga reer Yemen

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Xaalada Dhinaca Nolosha Ah Ka Cabanaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wakiilo ka socda  Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Qamar Cali Cumar  iyo Guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen ayaa si wadajir ah u dhegax dhigay q in la qodo Ceel loogu tala galay Qaxootiga reer Yemen ee ku nool  dhismaha safaaradda Yeman  ee  Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta ayaa waxaa gudaha safaradda Yeman ee Soomaaliya ku soo dhaweeyey safiirka safaaradda Yeman ee Soomaaliya Danjire Maxamed iyo qunsulka Soomaaliya u fadhiya Cadan Axmed Suudaani

Related posts

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026

Maryan Maxamed Xuseen  oo ka wakiil aheyd Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Qamar Cali Cumar ayaa tilmaamtay in ceelka la dhagax dhigay uu yahay mid loogu talagalay sidii ay biyaha uga cabi lahaayeen Qaxootiga Yemen, kadib markii socdaal ay dhawaan halkaasi ku tegtay oo ay aragtay dhibaatada heysata qaxootiga.

Qunsulka Cadan ee Soomaaliya Axmed Suudaani ayaa tilmamaay in qaxootiga ay qabaan baahiyo badan, waxaana uu ku baaqay in hay’adaha samafalka inay gurmad la soo gaaraan qaxootiga dhismaha Safaaradda Yemen ku nool

Guddoomiyaha guddiga samata bixinta qaxootiga Yeman Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa  hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa Yemen ay yihiin kuwa isku mid ah, loona baahanyahay in la caawiyo oo loo fidiyo gurmad dhinac waliba leh, is lamarkaana bulshada ay u istaagto caawinta walaalahood Yemen.

Safiirka dowladda Yeman ee Soomaaliya Danjire Maxamed Shariif Al-sayiddii ayaa uga mahadceliyey Marwada Madaxweynaha Soomaaliya Qamar Cali Cumar sida ay u garab taagantahay qaxootiga Yemen ee Soomaaliya ku nool, waxaana uu tilmaamay bulshada inteeda kale looga baahanyahay inay ilgaar ah ku eekaan qaxootigan.

Xildhibaan Duniyo Maxamed Cali oo gaba gabadii halkaasi ka hadashey ayaa labada gole ee dowlada ugu baaqday iney usoo gurmadaan qaxootiga reer Yeman, isla marlaana ay iska soo jaraan lacago wax loogu qabanayo Qaxootigan, maadaama ay dalkooda uga soo carareen colaadda ka taagan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

TEST ETST ETST

Previous Post

Dilka Biri-ma geydada Maxay diintu ka qabtaa?

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay munaasabadda sanad guurada 12-ka April ee CXDS

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

Taliyaha Xoogga Dalka oo Ciidanka Xoogga Dalka ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad guuradoodii 66-aad

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Liibiya

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In