Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Duufaanno daadad wata oo ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobolka Bari “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Duufaanno daadad wata oo ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobolka Bari “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudane ka tirsan Barlamaanka oo ku sugan gobolka Bari ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaano ka tirsan gobolka oo dufaanno ay ku dhufteen.

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Ciise oo la hadlay Radio Muqdisho isaga oo ku sugan deegaanka Baar-gaal ayaa sheegay in duufaan daadad wata ay ku dhacday deegaan lagu magacaabo Bariida, kaasi oo ay ku bur bureen hanti iyo xoolo intuba, waxaana uu xusay in deegaanka ay musiibadan ku habsatay ay xilligan ku jirto xaalad go’doon ah.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Xildhibaanka ayaa ugu baaqay Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya inay gurmad balaaran ay gaarsiiso deegaanna ay musiibadan ka dhacday eek a tirsan Gobolka Bari, waxaana uu tilmaamay inay jirto cabsi ku aadan in qasaaraha ay intaa ka badato.

Hay’adda maareynta macluumaadka biyaha iyo berriga Soomaaliya ee SWALIM ayaa shalay soo saartay digniin ku aaddan in qaybo ka mid ah gobolka Bari ay ku soo wajahantahay duufaan cusub.

120216_002

Previous Post

Maamulka Jubbaland oo dib u dajin u sameynaya qaxootiga ka soo laabanaya Kenya

Next Post

Baarlamaanka oo guda galaya akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Iibka Qaranka

Next Post
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya

Baarlamaanka oo guda galaya akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Iibka Qaranka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In