Wednesday, December 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Baarlamaanka oo guda galaya akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka Iibka Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Amniga oo maanta  Horimaandoona Barlamaanka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha shacabka ayaa gudaha galaya akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka iibka iyo qandaraasyada Qaranka.

Xildhibaan Maxamed Cumar oo ah habdhowraha Baarlamaanka ayaa sheegay in ajandaha shirka maanta uu ku saabsanyahay akhrinta labad hindise sharciyeedka iibka iyo qandaraasyada Qaranka, waxaana uu intaa ku daray in sharcigan ay garwadeen ka yihiin guddiga maaliyadda ee Baarlamaanka, kuwaasi oo soo diyaarinta sharcigan la kaashaday quburo aqoon u leh.

Related posts

Waiirla Warfaafinta oo tababar u soo xiray in ka badan 60 ka tirsan howlwadeennada Warbaahinta Qaranka ee tebinaya doorashada

Waiirla Warfaafinta oo tababar u soo xiray in ka badan 60 ka tirsan howlwadeennada Warbaahinta Qaranka ee tebinaya doorashada

December 23, 2025
Xildhibaan Mahdi Guuleed iyo Wasiir Al-Cadaala oo qaatay kaarka codbixinta

Xildhibaan Mahdi Guuleed iyo Wasiir Al-Cadaala oo qaatay kaarka codbixinta

December 23, 2025

“Maanta marka Xildhibaannada loo akhriyo, mudanayasha waxa ay ka dhiiban doonaan aragtidooda ku aadan, wax ka badal iyo wax ku soo kordhin intuba, hindise sharciyeedkan waxa uu ka koobanyahay 178 qodob ayuu ka koobanyahay, Hadii aan tusaale u soo qaato, guddiga Iibka oo kale waxa uu ka koobanyanyahay sagaal xubnood oo uu soo magacaabayo Madaxweynaha, marka uu helo sida sharciga qabo soo jeedinta golaha Wasiirada, ninka guddoomiyaha u noqonaya waxa uu noqon doono qof qibrad u leh sifaha iibka Qaranka iyo maamuliga ah, isla markaana aan wax xil ah ka heynin dowladda” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cumar.

 

 

Previous Post

Duufaanno daadad wata oo ku dhuftay deegaanno ka tirsan gobolka Bari “Dhageyso”

Next Post

Xildhibaan Jeesow “Xidlhibaan Gurxan dhaawac ayaa soo gaaray, hadana waa la dabiibayaa”

Next Post
Xildhibaan Jeesow “Xidlhibaan Gurxan dhaawac ayaa soo gaaray, hadana waa la dabiibayaa”

Xildhibaan Jeesow "Xidlhibaan Gurxan dhaawac ayaa soo gaaray, hadana waa la dabiibayaa"

Waiirla Warfaafinta oo tababar u soo xiray in ka badan 60 ka tirsan howlwadeennada Warbaahinta Qaranka ee tebinaya doorashada

Waiirla Warfaafinta oo tababar u soo xiray in ka badan 60 ka tirsan howlwadeennada Warbaahinta Qaranka ee tebinaya doorashada

December 23, 2025
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...

Xildhibaan Mahdi Guuleed iyo Wasiir Al-Cadaala oo qaatay kaarka codbixinta

Xildhibaan Mahdi Guuleed iyo Wasiir Al-Cadaala oo qaatay kaarka codbixinta

December 23, 2025
0

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...

Xildhibaanada labada Aqal ee oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026

Xildhibaanada labada Aqal ee oo ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026

December 23, 2025
0

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

December 23, 2025
0

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In